Dulmi Diid
Dulmi Diid
  • Видео 2 839
  • Просмотров 92 706 122
Waa Yaab Erdogan O Shaley waxuu Diidanaa Sameynaaya| Ciidamo Israil O Lagu Laayay Qasa
Waa Yaab Erdogan O Shaley waxuu Diidanaa Sameynaaya| Ciidamo Israil O Lagu Laayay Qasa
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
ruclips.net/channel/UCWwilof45W1Kqzj6ojPjANAjoin
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUT...
Просмотров: 21 146

Видео

Sucuudi O Israil Taageertay Xamasna Dhabar jabisay| Dhul gariirki Ka dhacay Ingriska| laangaab & laa
Просмотров 42 тыс.9 часов назад
Dhul gariirkii Ka dhacay Ingriiska| Sucuudi O Israil Taageertay Xamasna Dhabar jabisay| laangaab & laandheere! wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: rucl...
Sirdoonkii Israil o Doxa ka dagay| France o laga kala cararay| Ruushka & Taliban o saaxiiba noqday
Просмотров 47 тыс.2 часа назад
Sirdoonkii Israil o Doxa ka dagay| France o laga kala cararay| Ruushka & Taliban o saaxiiba noqday wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ruclips.net/chan...
Waa la isku Riiqmay Shujaaciya| Sarkaal Sare O Laga Shirqoolay Xisbulah| Abiye Mdxda Somalida Safark
Просмотров 57 тыс.2 часа назад
Waa la isku Riiqmay Shujaaciya| Sarkaal Sare O Laga Shirqoolay Xisbulah| Abiye Mdxda Somalida Safarka Badan wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ruclips...
Cabsi Cabsi Xamas O Kor ka daawaneysa Ciidanka Israil| Baaskiilka Reysul W Holland E Caalamka Hadal
Просмотров 47 тыс.4 часа назад
Xamas O Shuruudaheeda u gudbisay Israil| Baaskiilka Reysul W Holland E Caalamka Hadal hayo wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ruclips.net/channel/UCWw...
Israil O Ku Dhiiratay 30 Sano Waxeysan Sameyn Hada| Shaki Weyn aya Jira Hantida Somalida Dhaceeda ke
Просмотров 69 тыс.4 часа назад
Israil O Ku Dhiiratay 30 Sano Waxeysan Sameyn Hada| Shaki Weyn aya Jira Hantida Somalida Dhaceeda Kenya| Isbadalka Facebook wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access t...
Xuuthi & Ciraaqiyiin Wada Jir U Weeraray Israil| Videoga Cusub Xamas E Lala yaabay| Geesi Somali ah
Просмотров 51 тыс.7 часов назад
Xuuthi & Ciraaqiyiin Wada Jir U Weeraray Israil| Videoga Cusub Xamas E Lala yaabay| Geesi Somali ah wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ruclips.net/cha...
Sida Somalia Loo Gaaday| Ciidanka Israil o fooda galin la' Shujaaciya| Ugaarsiga Carabta & Turkida
Просмотров 56 тыс.7 часов назад
Ciidanka Israil o fooda galin la' Shujaaciya| Ugaarsiga Carabta & Turkida| Waanala gaaday wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ruclips.net/channel/UCWwi...
Israil maxay shujaaciya ku aragtay| Dagaalka u dhaxeeya turkida iyo suuriyiinta
Просмотров 48 тыс.9 часов назад
Israil maxay shujaaciya ku aragtay| Dagaalka u dhaxeeya turkida iyo suuriyiinta wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ruclips.net/channel/UCWwilof45W1Kqz...
Cajiib! Videoga Dagaalyahanada Xamas O Wiifow ku ciyaaraaya Shujaaciya & Warshadooda Hubka Sababtey
Просмотров 53 тыс.9 часов назад
Cajiib! Videoga Dagaalyahanada Xamas O Wiifow ku ciyaaraaya Shujaaciya & Warshadooda Hubka Sababtey usoo bandhigeen xamas wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to ...
Video Argagax leh O Aljazeera Baarid kuso Bandhigtay Ciidanka Israil| Maxaa looga Saaray Sabab?
Просмотров 56 тыс.12 часов назад
Video Argagax leh O Aljazeera Baarid kuso Bandhigtay Ciidanka Israil| Maxaa looga Saaray Sabab?
Imaaraadka O Godkooda Biyo ugu Galay| Ciidanka Israil & Shujaaciya| Ciyaarta itoobiya & Somalia
Просмотров 57 тыс.12 часов назад
Imaaraadka O Godkooda Biyo ugu Galay| Ciidanka Israil & Shujaaciya| Ciyaarta itoobiya & Somalia
Dagaal Hada ka socda Qasa| Israil Maxey ku aragtay Rafax| Xamas O prank ku tilmaamtay Dekadi Mareyka
Просмотров 54 тыс.14 часов назад
Dagaal Hada ka socda Qasa| Israil Maxey ku aragtay Rafax| Xamas O prank ku tilmaamtay Dekadi Mareyka
Qaabka lala yaabay Xamas u badashay Dagaalka Rafax| Hubka Mareykan Israil siiyay & Dhaca SomaliKenya
Просмотров 61 тыс.14 часов назад
Qaabka lala yaabay Xamas u badashay Dagaalka Rafax| Hubka Mareykan Israil siiyay & Dhaca SomaliKenya
Urdun O wixi la qarinayay Banaanka keentay| 'Halaagii' Ciidanka Israil E Shujaaciya| BaabaJey & Daan
Просмотров 69 тыс.16 часов назад
Urdun O wixi la qarinayay Banaanka keentay| 'Halaagii' Ciidanka Israil E Shujaaciya| BaabaJey & Daan
Israil O Shacabkeeda la ordeysa| Trump & Biden Israil Jaceyl| Geerida Jawaari| Askarta Kenya & Dhaca
Просмотров 61 тыс.16 часов назад
Israil O Shacabkeeda la ordeysa| Trump & Biden Israil Jaceyl| Geerida Jawaari| Askarta Kenya & Dhaca
Wacdaro cusub Shujaaciya O Taangiyada Israil lagu 'Jiidjiidaayo' & Gantaalka Cusub Xamas| Xuuthi|
Просмотров 60 тыс.19 часов назад
Wacdaro cusub Shujaaciya O Taangiyada Israil lagu 'Jiidjiidaayo' & Gantaalka Cusub Xamas| Xuuthi|
Ciidanka israil O Shujaaciya ku laabtay & Dagaal Qaraar O Socda Qasaaro Badan ayaa lasheegayaa
Просмотров 54 тыс.19 часов назад
Ciidanka israil O Shujaaciya ku laabtay & Dagaal Qaraar O Socda Qasaaro Badan ayaa lasheegayaa
Cajiib Xamas O tuneel live u qodeysa Dabaabadna qarxineysa & Israil O Dacwo ah Calaacaleysana
Просмотров 70 тыс.21 час назад
Cajiib Xamas O tuneel live u qodeysa Dabaabadna qarxineysa & Israil O Dacwo ah Calaacaleysana
Xuuthi O Sameeyay Taariikhda waxeyna Dowlad xitaa Sameyn & Natenyahu O In Laxiro ka walwalsan
Просмотров 71 тыс.21 час назад
Xuuthi O Sameeyay Taariikhda waxeyna Dowlad xitaa Sameyn & Natenyahu O In Laxiro ka walwalsan
Afgambiga Natenyahu loo maleegay Xaaskiisa sheegtay & Hubka india Siisay Israil waliba Drones
Просмотров 62 тыс.День назад
Afgambiga Natenyahu loo maleegay Xaaskiisa sheegtay & Hubka india Siisay Israil waliba Drones
Mamaqashay Qasaarihii ugu Badnaa Ciidanka Israil gaaray Markii ugu horeysay & Dagaalka Kanisatka isr
Просмотров 63 тыс.День назад
Mamaqashay Qasaarihii ugu Badnaa Ciidanka Israil gaaray Markii ugu horeysay & Dagaalka Kanisatka isr
Sirta New York Times kashiftay Israilna ka carootay & hubka Mareykanka Siiyay| Xisbulah & Aliboorka
Просмотров 67 тыс.День назад
Sirta New York Times kashiftay Israilna ka carootay & hubka Mareykanka Siiyay| Xisbulah & Aliboorka
Yaab Natenyahu iskama hadline waxbaa ku dhacay Rafax?| Ruushka Dagestan O Kaniisad Yahuud la weerara
Просмотров 61 тыс.День назад
Yaab Natenyahu iskama hadline waxbaa ku dhacay Rafax?| Ruushka Dagestan O Kaniisad Yahuud la weerara
Deg Deg Dagaal Xoogan O Laga Baqaayo inuu dhaco & Bin Qafiir & Natanyahu O Sir La Fakiyay isku hesta
Просмотров 64 тыс.День назад
Deg Deg Dagaal Xoogan O Laga Baqaayo inuu dhaco & Bin Qafiir & Natanyahu O Sir La Fakiyay isku hesta
Video Cusub israil Ka Nixiyay & Xarunti Nukleerka O Laso Bandhigay| Ciidanka Ruushka Sidey Isu Dilan
Просмотров 74 тыс.День назад
Video Cusub israil Ka Nixiyay & Xarunti Nukleerka O Laso Bandhigay| Ciidanka Ruushka Sidey Isu Dilan
Jug Culus! Xuuthi O Markabki Dagaalka Mareykan 'Dhaawacay '| Natenyahu Qorshihiisa Cusub & Carab!
Просмотров 88 тыс.День назад
Jug Culus! Xuuthi O Markabki Dagaalka Mareykan 'Dhaawacay '| Natenyahu Qorshihiisa Cusub & Carab!
Dhacdo Cusub Israil O Gawaarida Korkooda ku Xireysa Falstiiniyiinta| Wadan Muslim Xijaabka Mamnuucay
Просмотров 58 тыс.День назад
Dhacdo Cusub Israil O Gawaarida Korkooda ku Xireysa Falstiiniyiinta| Wadan Muslim Xijaabka Mamnuucay
Digniin Cabsi ah Mareykan u Diray Israil & Guriga Natenyahu O la hareereeyay| Sisi & Geeridi Xajka
Просмотров 78 тыс.14 дней назад
Digniin Cabsi ah Mareykan u Diray Israil & Guriga Natenyahu O la hareereeyay| Sisi & Geeridi Xajka
Baroorta Qoysaska Israil & Calaamad Garbaha ugu xiran Ciidanka Israil O Lala yaabanyahay| Xamas
Просмотров 68 тыс.14 дней назад
Baroorta Qoysaska Israil & Calaamad Garbaha ugu xiran Ciidanka Israil O Lala yaabanyahay| Xamas

Комментарии

  • @sheekhabuuyi4964
    @sheekhabuuyi4964 31 минуту назад

    Aniga ayaa marwalba ayaa laigu cunsireeya ma soomali ma tahay waa wax cajiib ah

  • @nourabdi4101
    @nourabdi4101 31 минуту назад

    Jazakumullah khair

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 46 минут назад

    Waxaas waa jaahili ilaa iyo hadana waa ku suganahay waayo dadkeenana waa dulminaa waana isdilaa ee Allah ha naga dhigo kuwa diinta ku dhaqma

  • @munaali3390
    @munaali3390 46 минут назад

    Waana la arki doonaa qofkii laandheere ah. Inshalah

  • @munaali3390
    @munaali3390 47 минут назад

    Waa runtaa ilahay wuu weydiinaa maalinta qiyaamo.

  • @munaali3390
    @munaali3390 47 минут назад

    Dadka soomliyeed kuma dhaqmaan diintooda waana caadadooda umad faquuqa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Час назад

    Wuu ka gardarnaa Bashaar turkigu.

  • @osmanmohamed2465
    @osmanmohamed2465 Час назад

    Asc Sheekh sacuudiga wuu dhihi karaa, laakiin sey ku hirgeli kartaa?

  • @nursebilan1368
    @nursebilan1368 Час назад

    Been maaha walaalaheen soomaliyeed ayaa .5 loobixiyey oo aan laga guursan

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Час назад

    Machaallah

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm Час назад

    Yaakaharayo waaladabagalayaa gurigooda ayaa loogutagayaa

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 Час назад

    Masha Allah sheekh you always tell the truth.

  • @u.j4515
    @u.j4515 Час назад

    Cunsiriyiin number one Soomaali 😂😂😂😂😂😂😂 maxay u diidayaan waxa ka mid ah Jareerta, Madhibaanka, Tumaalaha, Yibraha, iyo dadka Qabiilada yar yar, qof ka dhahaya waa beenlow, cunsuriyada ugu xun baa ka jirta hadda la joogu😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 2 часа назад

    asc suryeenta iyo dhamaan carabta ayaan naysaan oo waxey ku dhahaan aduun.shaley waxey yiradeen somaleda .walaaha turkiya .maxaa ks dhacy kabteeday.soomaleda wadankooda ayaa laga gaade doonan

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb 2 часа назад

    Horta somalida inta badan wa dhaqan ay ka gureso dhaqankas xaqiqna waa midas waxana ahay qof dhibatadas la dhibtonayo ilaa hada anigo ah abe 7carura iyo 2xas leh walibo xiligan la jogo ayan la dhibanahay mida is cunsirinimada ay ku dhaqman waxan ku wayo in an gabar somali ah walibo muslimad ah in an ku cunsuriyeyo cida ay kadhalatay walibo shalay anoo ku dortay somali nimo iyo dina suuban waxan go ansaday in an wax walbo ow ah dhaqalo ah iyo xarirka rerkega ka dortay in an ka ha jiro sigara wadanka an ku dhashtay kuso koray ehelkii balse waa xaqiq in an ila hada an la dhibanay walibo an nolol adag an wajahayo dhaqalo la an iyo niyad jab an xad lehen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waxan u sabrayo wa somali jacel iyo in dadka xaga ale ka simanyihin i.a waqti an dheren wan ka bexena aniga iyo carurteda iyo xaaskega lagu takoray qabil i.a somali in ay midowdo aya dan nogo jirtaa 😂😂😂😂 alena ay ka baqan

  • @ohussein308
    @ohussein308 2 часа назад

    Xafithaka allah brother . We generally very racist community . May allah guide us to the right path

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 2 часа назад

    Shikh waa runtaa soomaali runta ma jecla

  • @mohamedhashim5563
    @mohamedhashim5563 2 часа назад

    Sheekhow bashaar asad asaa dalbadey ordigan taas so ogaaw, ileen ordigana wuxu yiri bashar asad ayaa isoo dalbadey ayu yiri waana ka yeeley ee aoo ogaaw sheekhow

  • @kalidali7497
    @kalidali7497 2 часа назад

    Ma haddeer Shahaadadii tuugsiga miyaan soo qaadanaa si aan dawladda Jago uga helno ((*Beeney waa Run))

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 часа назад

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸❣️ gull gobonimo

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no 2 часа назад

    Asc wll somaalidu waacunsiri waayo beelaha jareer iyo madhibaan waalacunsuriyadeeya alaahu.akbar allaahba ma.odhan sidaa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 часа назад

    CUSURNIMO BAA DARAN IN LAIS GUURSAN DHIB MA LEH

  • @kalidali7497
    @kalidali7497 2 часа назад

    I am sorry tuugsi uma yaqaaniine waa shaxaad sheekhow dee ka daa ceeb looma dhintee

  • @user-qp3iu1yr1w
    @user-qp3iu1yr1w 2 часа назад

    😂😂😂Haaa waasax waxaa kamid ah wllha jereertA iyo gofurgalbeed

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 часа назад

    الحمدلله رب العالمين

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 часа назад

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @abdimowlidmowlid454
    @abdimowlidmowlid454 2 часа назад

    Sheik Erdogon iyo sisi hal cawdoy ayey leyhin o ah america iyo intakuabtirsado marka Erdogon dan ayaugeyse walaistaxmali kara.

  • @fadumomahamud9176
    @fadumomahamud9176 2 часа назад

    Walaalow lacagaha aan ka bixinee ma soo reading kartaa

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 2 часа назад

    ❤❤Guul Guul palestine palestine❤❤

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 2 часа назад

    Taas anaga dhan ayaa mar qaati ka ah xitaa iyadoo dadka qaar qabiil loo cunsuriyayn hadaadan ku qabiil ahayn geeska ayaa lagu galinaa qaasatan dadka qabiilada kale guursada

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 часа назад

    Absolutely this is true sheeqow ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼✅✅💯💯💯

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 2 часа назад

    Asalamu alaikum Wrt Walaal Haal Suaal malaiswaydiyey ilaa Gormaa ayan anagu isbahdilena ama is edeynena wadamada Galadana anu sharaaf uyelena una xamalena ilen canshur aya dalka koor uqada ee walal suashas jawabteda ayan haya ee halken kushega walahu aclam

  • @kaliddiriye
    @kaliddiriye 2 часа назад

    Tribalism and Racism is a disease 🦠

  • @MaxamadjawharXaaji
    @MaxamadjawharXaaji 2 часа назад

    islaamku hamidoobo

  • @AxmedMuxamed-w9b
    @AxmedMuxamed-w9b 2 часа назад

    Hada jareer baa walaalkaa ah maa ileedahey suuriyaana waa kaaga dhow yahiin maa ileedahey hawiye iyo jareer baa asalkoodi isku umad ahaa ee anagu suuriyaankaa na xiga

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 2 часа назад

    Sheekh diintana waa taqaan,Ordogon. Shalayna wuu saxnaa maantana wuu saxan yahay shalay inow dadkoow dilaayo inoow ka badbaadiyow rabay,asiga iyo mugrimka masar xukumo zii zii,markoow kariwaana hadana si uu shacabki u badbaadiyo ayuu 2doodaba u la heshiinaa. Waa 2da musiiba deeda fudud qaado Wiil hiiraan

  • @samaaracadeey
    @samaaracadeey 2 часа назад

    That is through

  • @samaaracadeey
    @samaaracadeey 2 часа назад

    That true

  • @qunyargaatame4107
    @qunyargaatame4107 2 часа назад

    Arinta somalida dhexdeeda OO ah jahliga wuxu sababay waxa masuliyadii ka saarayey dayacay Culimada somalida madaama guurka uu yahay mid diinta Islamka ku socda cida aan is guursan Karina shareecadu ay cadaysay

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 2 часа назад

    🥰Dhalasho wacan dalkii hooyo. Dalku wuxuu ka sameeyaan yahay dadka dalka matala. Midnimadooda, Fikrada iyo hadafkooda Halkuu u socdo. 🤔Bal u fiirso Kenya & waxa ay dooda ku saabsan tahay? 🤔Bal u fiirsada Itoobiya sababta ay u sii burburayso ? Bal u fiirso dunida bariga dhexe & maxay maanta ka qoomamaynaysaa?🤔 Bal u fiirso Abiy Axmed muxuu u hanjabayaa Soomaaliya & sababta? 🤔Bal ka fiirso sababta ay Ethopia ugu hanjabayso Soomaaliya? Ka fiirso sababta ay Ethopia u soo daabaceyso hanjabaadeeda ka dhanka ah Soomaaliya marka ay Soomaaliya mareyso heerkeedii tabar-daran ay ku riday dagaal sokeeye ay weli ka soo kabsanayso.? 🤔 Ka fikir sababta naloogu riixay gobolka da kala qaybsan? 🤔Bal ka fiirso sababta Somaliland loogu dhiiraday inay ka go'do soomaliweyn & sababta?😏 Soomaaliyeey! Haddii aadan maanta dhammaan jawaabaha dhibaatadii wadanka kala diray?kala qaybiyey? burburiyeen? aynu weli arkin, baarin, ogaanin? markaa waxaad tihiin zombies horda. Good luck my ppl💕you m

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 часа назад

    Bashaar asad waa daalim Wuxuu laayey malaayin ah suniyiinta

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 часа назад

    Turkida qaarkood calanka ayeey caabudaan

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 часа назад

    Scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸❣️♥️ respect dulmi diid

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 часа назад

    Sh maxamed khayr alaha kusiiyo Waxaa layiraahdaa siyaada saaxiib joogta ma leh Laakiin Dano joogto ah ayey leedahay

  • @abdulahihasan721
    @abdulahihasan721 3 часа назад

    Sidaas maahan inagu waan is cunsuriyeyna lakiin martita somalidu wa ku wanagsantahay Qabiikada waaweyn aya kuwa kadhashay oo yar yar yaso marka waxasi mawnagsana

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 3 часа назад

    😂😂😂Cunsuri nimada wa😂2labo tan kowaad waa mida arimaha gudaha taas waan ku dhereyna weyna naga buuxda lakin tan arimaha dibada manihin Cunsuriyin adiga iyo adiga koow ka ah

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 3 часа назад

    Free 🇵🇸

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 3 часа назад

    Qabyaaladiistaha ugu Somalia 🇸🇴 waa adiga. Wadaad iska yeel No.1

    • @mahmudabdiali7877
      @mahmudabdiali7877 Час назад

      Subxaanallaah bal maxaat ku maaktay wadaatka waxa uukahatlayo waa xaqiiq jirta ee Adiga maxaa ku gubayoo la carootay mawax naga liitaa jira mabeenbaa inaan Anaga dhexdeena is cunsuryeeyno laakin aat ugu Roonnahay Ajaanibta cajiib waaye

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l 3 часа назад

    That is true the minority of Somalia even now if they educated their kids they don’t get jobs while the landheere kids getting the high job when you compare which has more educated will be minority person even. If you are trying to build a house in Somalia Mogadishu where you from if you are not majority they rip you hard too much money they ask you

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 3 часа назад

    Waxey ila tahey Sucuudigu waa HARBAA ISKA HOW HOWLEE HA II FADHIYO GEELU. SAUDI waxba masheegayaan nimankaas afraid ayey kaga hadhey .illaahey cadowga yaga dhabarka haka jabiyo